U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shaki1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA5 xar
1

Dareen qofka ku dhaliya inuu wax xaqiiqdiisa sugiwaayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fikirka Ra'iisul Wasaaraha Somalia ee ku aaddan odayaasha sheegta in ay madax ka yihiin beelaha Hawiye iyo firkika ay mas'uuliyiintaan qabaan ayaa u muuqda kuwo aad u kala fog, iyadoo tanina ay shaki badan gelisay shacabka Muqdisho.

”
“

Facaadda soo koraysaa markay sedkaas weydo, shaki ma laha in ummadnimadeedu wiiqmayso.

”
“

Dayaxgacmeedka iyo alaadaha wax cabira ee loo adeegsado barashada iyo u kuurgalka xidigiska iyo guud ahaan cilmiga falaga, shaki la'aan waxaa ku dheereeya reer galbeedka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaki - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan