Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
Dacwada Yuusuf ayaa salka ku haysa laaluush uu qaatay Gen.
Markaanu weydiinay sababta ay laaluushka u bixiyeen, waxay sheegeen in aanay masuuliyiintu odhanin keena laaluush, laakiin ay iyaga la noqotay in ay sidaa wax ku helayaan.
Meshii ayan dambiba aheyn oo aan lala xishooneyn in laaluush la kala qaato?
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
L · LA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag