U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laaso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf LSubg LA5 xar
La Mid AhlaysoFal Gudbe (3)
1

Wax dhammaysasho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

"Magaalada Cadaadley waxay jenbiga ka saaran tahay doox weyn oo biyo mareen ah, waxayna magaaladu xiliyo aan fogayn ka cabi jirtay laaso gacanta lagu qodo oo dooxa ku yaal, laakiin hay'adda Unicef ayaa ceel u dayactirtay, ceelkaas ayey hadda ka cabaan.

”
“

Maxamed cabdulle xasan waxuu ku dhashay dhulka loo yaqaan Ciid-Nugaaleed ma laaso oo ah Degmada Buhoodle balliga la yidhaahdo "Sacmadeeqo" oo magaalada buhoodle toddoba mayl u jirta kana xigta dhinaca waqooyi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laaso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD