U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lakab1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf LSubg LA5 xar
1

In is-haysato oo fidsan oo isku qira ah; baal; dabool.

2

Ilig agtiisa ilig kale ka soo baxo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar ay u caddahay: labada indhood iyo ilkaha labadooda lakab.

”
“

Halkaas waxaa cunugga uga billaabmaya cashar baayooloji ah, iyo lakab kaloo diini ah oo la xiriira jiritaanka Eebbe weynaha abuuray uun kala duwan.

”
“

Qeybta dhexe ee dhulka loona yaqaano The mantle waa lakab dhagaxley ah oo saameyn ku leh miisaanka meeraha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lakab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan