U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lid1

Magac Lab
Xaraf LSubg LI3 xar1 Tusaale
1

L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan.

2

Cadaw ku ah. Tus. : "Cali ayaa lid ku ah Cabdi"

Tusaalooyin

“

Mugdiga ayaa caddada lid ku ah.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaqanka burcad-badeednimadu waxa uu lid ku yahay dhammaan wax walba oo horumarinaya ama fududeynaya nolosha aadanaha.

”
“

Akhlaaqda, nafta, nolosha, caafimaadka, hodannimada, taranka iwm ayey jaadka iyo sigaarku lid ku yihiin.

”
“

C.D waxaa lid ku ah C.H oo ah "Ciise Hortii".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan