1
.kh
Tusaale Dheeraad ah3
β
Arrinta layaabka leh waxa weeyaan in Aqalka wakiiladu (Representative House) xeerkani aanu ka doodin (Debate) isla markaana ay duuduub ku ansixiyeen Iyada oo ay ku jiraan qoddobo liddi ku ah madaxbanaanida Saxaafada iyo xoriyatulqowlka.
ββ
Haddii ay sidaas tahay, oo ay qabyaaladdu si buuxda dawladnimada liddi ugu tahay soomaaliguna qabiili yahay, xaalku ma quus baa?
ββ
Casriyeynta Dunida Islaamka in loo dhaqaajiyo dhan liddi ku ah dhankii ay caddaanku wax u dhaqaajiyeen waxaa lagu sheegi karaa jawaabcelin baqdin iyo canaadnimo ah oo ilbaxnimadaas loogu jilibdhigay.
βEreyada La Xidhiidha
lid1. lid-jidh-dhaliye m.l Walax kasta oo uu jidhku u arko walax qalaadsidaa darteed uu ka bixiyo jawaab is kabaxeed. lid-jidh-gale m.l (-layaalm.l/dh) (baay.) Borotiin ay soo saaraan qaar ka mid ah unugyada cad cadi (Limfosaytyo)waxaanay ugu jawaabaan soo galitaanka ay jidhka soo gelayaan walxo qalaad (Lid-jidh-dhaliye)si aanay wax dhibaato ah u geysan
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yayaal, m.l/dh
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
L Β· LI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
