U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaddad

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
La Mid AhmaaddoMagac Dheddig
1

Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef.

2

Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Dawo ama "Drug" sida ay ku sifeeyaan kutubta Farmakolojigu waxa weeyaan maaddad kasta oo kimikal ah oo saamayn ku yeelata jidhka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaddad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan