U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weeyaan

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WE7 xar
La Mid AhweeyeQurub Diiradeed
1

Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. .

Tusaale
“

Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

-Muhiimiyadda- in loo eego ama loo xusho sida eey muhiimiyaadiisi tahay macnaha waxa weeyaan “wax ma sababayaa” ma yahay war ka soo baxay qof miisaan culus ku dhex leh buslahadda.

”
“

Aayaha mar walba lagala kulmo weeyaan kan xilli walba qiimaha gaarka ah u yeelaa.

”
“

Xannuunka Kansarka iyo waxyeeladiisa caafimaad Xannuunka Kansar macnihiisu waxa weeyaan unugyada jidhka oo ay ka dhex-baxaan unugyo kale oo si aan caadi ahayn u koraya, unugyada Kansarku waxay leeyihiin qaab iyo xajmi aan kala duwanayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weeyaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan