U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maaddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef.

2

Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Diraasad uu sameeyey K oo ahaa Bare Sare ee Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: waxa uu sheegay "Qaadka waxaa ku jira labada maaddo oo ah Katiin iyo Katinoon oo ku abtirsada qoyska maandooriyeyaasha ee Amfitamiinka"

”
β€œ

β€œLabo maaddo awgood,” ayuu igu yiri af-Kikuuyihii, β€œfaan kuuma yaallo.”

”
β€œ

Waa kiimiko halis ku ah caafimaadka dadka, cudurrada Kansarka qaar ka mid ah ayaa loo aaneeyaa, taranka bini-aadamka inay dhaawacdo ayaa lagu tilmaamaa, maaha maaddo lagu la kaftamo laga na agdhoweeyo bulshada iyo meelaha ay ku ururto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maaddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan