U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maali

Fal Laba-Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Cid neef irmaan ammaanaysiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

‘Kii awoowayaasheen ee sabannadii hore, kaas uun baa lagu caana-maali karaa.’

”
“

Dhegaystayaashayada dhudhunada yaryarow waxaynu soo gaadhnay waqtigii aanu idin hulluuqsiin jiray, idinna dhegta ka maali jirteen warkii dunida.

”
“

Shir jaraa’id oo uu madaxweynuhu saxaafadda ugu qabtay madaxtooyada ayuu ku sheegay in shirka dalalka Islaamka looga hadlay dhibaatooyinka ka jira dalalka Islaamka sida Suuriya, Burma, Sudan, Maali iyo Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan