U gudub nuxurka bogga
SABAAD

idinna

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ISubg ID6 xar
1

Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waan yaabbanee, dad yahaw, idinna ma la yaabbantiin?

”
“

Madaxyuubka iyo ka sii yar waxa uu xoghayuhu si xayraanimo leh ugu yidhi “Kabaalka iyo dawladda isku heli maysaan idinna halkiina jooga anagana Kabaalka noo daaya aan ku ciyaarnaa”.

”
“

Waxa kale oo aannu maankayaga u sheegnaa labadiina waalid iskuma guursan inay idin dhalaan ee waxay isku guursadeen inay hammigooda haqab tiraan, idinna si ku talo gal la'aana baad iskaga timaadeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

I · ID

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
idinna - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan