U gudub nuxurka bogga
SABAAD

irmaan1

Magac Lab
Xaraf ISubg IR6 xar
1

Xoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh. isbitaal

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anba kuma odhan Ilaahay agtiisa adduunyadu hal irmaan bay la mid tahay, waxaanse kuu sheegay inaan adduunyada la isku ilaawin, la iskana ilaawin.

”
“

Haseyeeshee, dhawr goor oo la isku dayay in xoogaa san-dareero ah loo laabo si uu isaga irmaan-waraabsado iyaguna xagal-daacis hoosaad garta ugu helaan, waa lagu fashilmay oo sutida ayuu u qabtay.

”
“

Rasuulka (scw) wuxuu yidhi: "haddaad neef gowracaysid ha gowracin neef irmaan."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
irmaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan