U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaashi

Fal Laba-Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Cid macaash u oggolaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iskaashi lala sameeyo shirkadaha gaarka ah ee ganacsi oo la sameeyo fursadihii ay ku macaashi lahaayeen ee dhinaca farsamooyinka casriga, wararka ganacsi ee khaaska ah iyo isgaadhsiinta.

”
“

Shirkada Warbaahinta Horn Afrik oo lacago badan ka macaashi jirtay sii deynta BBC-da iyo VOA-da ayaa loo aqoonsaday, waxaana tani ugu yaraan keeneysaa in ay ku weyso dhaqaalihii faraha badnaa ee ay ka heli jirtay Idaacadahaas Caalamiga ah.

”
“

Taasi darted waxa uu heshiisku farayey dalaka ku heeran badaha in ay soo gudbiyaan xadka ay sheeganayaan oo ay ku jirto ilaa 12 mile oo gudaha badda ah iyo shishe 200 mile oo dhaqaale ahaan ay uga macaashi karaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (2) (f.lg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaashi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan