U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaash1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Faa'iidada laga helo badeeco la gaday.

2

Badeeco.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyaha UCID, Faysal Cali Waraabe, waxa uu intaa ku daray inay dawaynayaan sidii ay dadka beeralayda ahi u heli lahaayeen macaash oo ay sicir midaysan ugu samayn lahaayeen.

”
“

Ilaa 1991 ma jiran hay'ad ama mashruuc mid macaash doon ah iyo bilaash ahba isku dayay inuu wax ka qabto dhibaatada qaniinka iyo cudurada.

”
“

Ururka Kantti ee Helsinki ku yaalla waa urur la xiriira cayrta bulshada iyo daryeelka caafimaadka oo aanan macaash ku shaqaynin, kaasoo la aasaasay sanadkii 1988kii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan