U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macquul

Magac Lab
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.kh M. ah: wax suurta gal ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabdho ayaa ku dooda inaysan doonayn niman dhinac walba ka buuxa balse ay yar yahiin niman macquul ah oo dhaqda.

”
“

Sidey macquul ku noqotey in la inoo qabsado danbigii uu nabi Aadam caleyhi salaam galey?

”
“

Haddaan u soo noqdo arrinka qoraalkayga, Waxaa in la xuso mudan in marka qofku uu madax noqdo aysan macquul ahayn in dadka oo dhammi ay wada daba galaan oo ay u wada sacbiyaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macquul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan