U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macruuf

Magac Lab
Naxwefyo/-caariif, m.dh
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Ixsaan; wanaag; samafal.

2

M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa u mahadnaqey Ururada Al-minhaaj iyo Alnahyu Munkar Wal amru bil macruuf, Maaamulka masaajidka Al-huddaa, Macalimiinta iyo Waalidiinta.

”
“

"Dadkan waxay ka cabanayaan waa dhibaatooyin dhanka nolosha ah, qaarkood waxay seexdaan habeenkii geedo hoostood, iyadoo ay si toos ah ugu da'ayaan roobabka xagaaga qabowguna uu ku dhacayo, qaarkoodna ma haystaan cuno" ayuu yiri Macruuf.

”
“

Afeef: Abwaannada aan magac dhabay, waa kuwo macruuf ka ah ummadda dhexdeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fyo/-caariif, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macruuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan