U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afeef

Magac Fal
Xaraf ASubg AF5 xar
1

.dh Hadal, kolka la doodayo la hormarsado, og waxyaalo la oran doono marmarsiinyo looga dhigo, ama waxyaalo laga baqayo soo qaadkood lagu gudbo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ama afeef hore lahaw ama adkaysi dambe.

”
β€œ

Afeef: Jilayaasha qormadani ma aha dad nool oo magacaas leh ee waa magacyo uu allifey qoraagu.

”
β€œ

Afeef: Xogaha ku jira warbixintaan waxaa isbadali kara qodobo kamid ah madaama aan ka heley dhinacyo kala duwan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

A Β· AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afeef - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan