U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madaxfurasho

Magac Fal
Xaraf MSubg MA12 xar
1

.dh madaxfuro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burcadbadeeda Somalida ah ayaa waxay gacanta ku hayaan dhowr markab oo uu ku jiro markab shidaal wada oo laga leeyahay dalka South Korea, kaasoo ay ku doonayaan lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa 14-Milyan oo Dollar.

”
“

In ka badan 16-Markab oo ay ku jiraan kuwo kaluumeysi iyo 300-shaqaalahooda ah ayaa weli lagu haystaa xeebaha Somalia, kuwaasoo kooxaha haysta ay ka doonayaan lacago madaxfurasho ah.

”
“

Burcadbadeeda Somalia, ayaa afar todobaad ka hor sii daayay markab dalka Giriigga laga leeyahay, kaasoo ahaa nooca shidaalka qaada, kadib markii ay ka qaateen lacagtii ugu badnayd ee madaxfurasho lagu bixiya taasoo ahayd $9.5-Million.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madaxfurasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan