U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mahadnaq1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar Jannaale oo hadal mahadnaq ah u jeediyey ardayda dhammaystay iyo ururka dhalinyarada ee SYO.

”
“

Munaasabadana wasiirka waxbarashada lagu soo dhaweynayay waxa ugu horeyntii ba ereyo kooban oo soo dhaweyn iyo mahadnaq ah ka soo jeediyay gudoomiyhii hore ee SSUK Maxamed Cumar Meygaag.

”
“

Waxaa goobta erayo guubaabo iyo mahadnaq ka bixiyey Cabdiraxmaan Sanayre oo ka mid ah odayaasha jaalliyadda Soomaaliyeed ee reer Oslo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mahadnaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD