U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guubaabo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU8 xar
1

Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haddaba, si halista maanta taagan looga gudbo, waxaa lagama maarmaan ah in si degdeg ah loo hirgeliyo qorshahaan: (1) In guud ahaa dadweynaha la abaabulo, lana hormariyo wacyigelin iyo guubaabo waddaniyad ku dhisan.

”
β€œ

Shariif iyo Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid ayaa kulanka ka qaybgalaya iyagoo ka jeedin doona hadalo guubaabo ah oo ay u jeedinayaan xildhibaanada kala fikirka duwan ee Baarlamaanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guubaabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan