1
2
Garaad, caqli.
Tusaale Dheeraad ah3
“
-Barlamaanka: Horta waa dadaan qabiil ku keenay, ee maskax laguma soo xulin, hadii la taabtana waa wada ognahay qabiilkoodaa afka labadii yeeraa, sidaa daraadeed barlamaan xun dad xun ayuu ka yimid.
”“
“Ardayda iyo maamulahooda Caashaba waxa in lagu ammaano mudan sida aan kala go’a iyo caajiska lahayn ee sannad walba ay ugu guulaystaan hormoodka dugsiyada Somaliland, taasi ayaanu ku qiimaynaynaa inay yihiin qaar aad u maskax furan.
”“
Jeclaan lahaayaa in dhigaalkeygu uu noqdo farihii ay curiyeen maskax-maal Soomaaliyeed sida fartii Gadabuursi, ama tii Cusmaaniya, ama tii Kaddare.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-koxo, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
