U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fahmo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Garashada si sahlan wax loo garto.

2

Farxad iyo firfircooni.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa la moodaa inaan mushkilad kaleba ayan jirin, waxaana lagu qarinayaa dulmiga iyo dhaqan xumidda, waana marin-habaabin loo baahanyahay in la fahmo oo laga gudbo.

”
“

Waxa nala quman in ujeeddada isbaddelkan loo fahmo inay ku salaysan tahay labada qodob ee ay marar badan ku celceliyeen hoggaanka maxkamaduhu.

”
“

Waxay ubaahantahay inuu qof soo arko haddii aan si kale u dhigo qofka jacaylka soo maray durba waa garan karaa micnaha jacaylka, balse kan uu ku cusubyhay horay uma fahmo durtadiiba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fahmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan