U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maslaxad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l/-saliix, m.dh
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Dan, faa'iido.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ciidamada DF waxaan kala hadalnay inaysan dagaal kusoo qaadin degmooyinka Gobolka, sidoo kale kooxaha kasoo horjeeda waxaan kala hadalnay inaysan qaadin talaabo ciidan, si maslaxad loogu dhameeyo khilaafka jira" ayuu yiri Aadan Yarow.

”
“

Ha isku dayina marnaba in aad gudbisan sharci aan dan iyo maslaxad u heyn ummada Somaliyed, taasoo haddii aad ku dhacdaan dabinkaa eydaan u maara heyn doonin sidii aad ugu bixi laheydeen 25ka-35ta sanno ee soo socda.

”
“

Siddaa darteed ayaan suurtogal ku noqon karin inay JWXO-shiiladda ka hor yimaadaan danta shacabka, iyagoo fiirsanaya maslaxad dhaqaale oo ay ka helaan dawlad ku sheegta Asmara.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l/-saliix, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maslaxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan