U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hakin

Magac Fal
Xaraf HSubg HA5 xar
1

.dh haki.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halka ka akhri qoraalkaas Gudoomiyaha Baralamanka Puntland ayaa ku tilmaamey qoraalkaas mid sharci daro ah isla markana ujeedkiisu yahay sidii loo hakin lahaa xisabtanka GW Puntland kula jiro xukumada Cadde.

”
“

Rasaasta ayaan hakin boobkii raashinka gargaarka, waxayna dadweynaha careysani qaateen gabi ahaan raashinkii gaariga saarnaa, iyadoo tani ay noqonayso markii labaad oo dhowr casho gudahood la boobo gaari mucaawino ay ku raran tahay.

”
“

Waan waan horay loo dhex dhigay Beelaha labada gobol ka soo kala jeeda ayaanay hakin colaada u dhaxeysaa, waxaana xiisada labada dhinac u muuqataa mid sii xoogeysaneysa, marka loo fiiriyo dilalka ay isu geystaan Labada dhinac.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hakin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan