U gudub nuxurka bogga
SABAAD

midiidin1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf MSubg MI8 xar
1

Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Sida maydhida geeloo Kii midiidin tiraayey Maqaarkii ka halleeyey Oo muxubbooday hadhkiiyoo Milicdii hadhsan weydey Mahwigii------Muusanaabahayaa Kolla lay maqlihayne.

”
“

Waxay ahaanjireen marwooyin la maamuuso oo midiidin u adeego maantana ….

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
midiidin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan