U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abaalmarin

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AB10 xar
1

abaalmari.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddoomiyaha UEFA, wuxuu sidoo kale abaalmarin gaar ah siiyay Sir Bobby Robson, 69-jirka maamula kooxda Newcastle, taas oo ku mutaystay sida tooska ah ee uu markasta isha ugu hayo kulamada.

”
“

Markaan u soo adeego ka-dib,waxay igu abaalmarin jirtay,lacagta soo harta(baaqiga), oo ay jeebka iigu ridi jirtay, iyada oo i lahayd:-"Ku-iibso Nacnac".

”
“

Martida: Sawir Qaade Cabdi Rooble Barnaamijka waxaa ku marti ah Sawir Qaade Cabdi Rooble oo ka mid ahaa 14 qof oo abaalmarin lagu guddoonsiiyay aqalka cad ee Maraykanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abaalmarin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan