U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lay

Fal Gudbe (2)
Naxwe-aayay, -aysay
Xaraf LSubg LA3 xar
1

Wax baabi'in.

2

Wax dhammayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale nin la yidhaahdo Faarax Afey ayaa isna ka gabyey gar-naqsiga suugaanta, wuxuuna yidhi “Duqaydiinan bagaadsaneey, haddaan deelkiyo qur’aankiyo dalaaq lay maqashiin, halka reer-Dalal joogo anigu soo degi-maayo.”

”
“

Walaalkay waxa uu ku taliyey in lay xidhxidho maadaama uu aaminsanaa inaanan dhammayn caqlina igu soo dhowaan.

”
“

Waxyaalaha aan doonayo inaan kor u qaado hadii lay doorto waxaa ka mid ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-aayay, -aysay

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan