U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adeego

Fal Magu (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf ASubg AD6 xar
1

Cunto maalmeed suuq ka soo iibsasho.

2

Hawl keligii qabsasho (qof).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay inay waajib tahay in loo adeego shacabka, lana dar-dargeliyo howlaha qaranka iyo shacabka loo hayo.

”
“

Waxa la doonayo oo keliya waxay tahay in ummadda si wanaagsan loogu adeego loona raalli geliyo, dalkana loo dhiso.

”
“

Wareegtada ayaa lagu sheegay in xiligaan ay haboontahay in dadweynaha ay ka guuraan xarumaha Booliska si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adeego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan