U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murug1

Magac Lab
Xaraf MSubg MU5 xar
1

Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.

2

Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrinta dhul-boobku waxay keentay murug iyo cawaaqib-xumo dhinacyo badan leh.

”
“

Waxaa la is weydiinayaan waxyaabihii ka xumaaday doorashadii Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ee 14 April 2003, oo murug iyo madmadow fara badan iyo waxyaabo aan ahayn dhacaan oo qaadan waa ahi hadheeyeen.

”
“

Habeen baas oo murug badan bay u ahayd iyada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan