U gudub nuxurka bogga
SABAAD

musbaar1

Magac Lab
Xaraf MSubg MU7 xar
La Mid Ahmusmaar1Magac Lab
1

Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Anwar Al-Saadaat, su’aashaa wuxuu ka bixiyay jawaab halku-dheg Siyaasadeed noqotay, waxaanu yidhi: “Madaxweyne Ku-xigeenku, waa musbaar bilaa dabo ah, Musbaar bilaa dabo ahina labada loox isagaa isu haya, mana muuqdo.

”
“

Xubnaha kale ee ka qayb galay tartankaas ee lagaga guulaystay waxay kala ahaayeen Cabdi Jaamac Ducaale (Musbaar), Cawil Cali Sugule iyo Sacad Daa’uud.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
musbaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan