U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Xubin dhuuban, dheer, laalaadda oo lafdhabarta ku dhammaato.

2

Meesha ay nafleyda ka saxarooto; futo.

3

Sal.

4

Gadaal.

5

Dabadeed: kaddib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maxamed dheere, ayaa sheegay inay ku dabo jiraan Xaad iyo raggii kale ee golahaas ka tirsanaa, isagoo carrabka ku dhajiyay in inta laga soo qabanayo raggaas uu Axmed Diiriye ku jira xabsiga isaga oo aan sheegin halka uu ku yaallo Guddoomiyuhu.

”
“

Lawareegidan qeyb ka mid ah B/weyne ayaa waxaa la sheegay in ay dabo socoto Dagaalkii saakay ka dhacay Degmada Buulo-burte waxaana ilaa hada si dhab ah loo ogeyn qasaaraha uu sababay Dagaalkan Baladweyne.

”
“

Anwar Al-Saadaat, su’aashaa wuxuu ka bixiyay jawaab halku-dheg Siyaasadeed noqotay, waxaanu yidhi: “Madaxweyne Ku-xigeenku, waa musbaar bilaa dabo ah, Musbaar bilaa dabo ahina labada loox isagaa isu haya, mana muuqdo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan