Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
Dad jacaylkii iyo xaruurinimadii lagugu majeeran jiray billaahi calayk mar labaad muuji oo arlada ku maanshee.
Wuxuu Allaah SW yidhi: (Muuji waxa lagu amrayo, Isagana jeedso Mushrikiinta).
. markasta oo ilmuhu qalad galo, qaladku ha yaraado ama ha waynaadee, go’aan adag ku sax oo muuji in aadan aqbalayn qaladkan, ka ilaali inaad tiraahdo waan ku nacay.
Baro naxwaha Fal Gudbe (2) →
f.g2
Fal Gudbe (2) (f.g2)
-iyay, -isay
M · MU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag