U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalad1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan hoos ku qoray "Milton Keynes", waa qalad marjuuc.

”
“

Waxaan raalligelin ka bixinayaa haddii si qalad ah loo fahmay hadalkeyga.

”
“

Arsenal ayaa ka careysneyd go’aanka garsooraha iyadoo intii uusan Azpilicueta uu kubada helin uu Ramires qalad ku galay Coquelin laakiin garsooraha ayaan dhigin wax qalad ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan