U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naf

Magac Dheddig
Naxwe-fo, m.l
Xaraf NSubg NA3 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Laba gaadhiyoo naf ku qabasha ah oo loo la sii orday, ayay askar direyskii dawladda xidhani boobtay, dadna way ku dileen", ayaa ii raacday.

”
“

Ma ahan markii ugu horeysay ee magaalada Baladweyne dagaal noocaan oo kale uu ka dhaco, iyadoo horay sidaan oo kale ay isaga hor imaadeen labada dhinac, waxaana dagaaladaasi inta badan ku naf waaya dadka rayidka.

”
“

Nacaybshuhu wuxuu meesha ka saaraa kalgacalka, is jeclaanta, walaaltinimada, wax wada qabsiga iyo naf qaybsiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-fo, m.l

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan