U gudub nuxurka bogga
SABAAD

neecaw1

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NE6 xar
1

Hawo qabow oo nadiif ah; laydh.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dadweynaha ku nool magaalada Garowe ayaa saakey laga dareemayey jawi aad u bedel oo leh neecaw macaan iyo saxan saxo islamarkaana dadku ay soo dhaweeyeen Raxmada EEBE cirka kasoo hoortey.

”
“

Wabigu wuxuu neefsanayaa neecaw udgoon oo aad sanka ula raacayso sida tan saxan saxada roobka oo kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
neecaw - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan