U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxo1

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirku waxaa uu ugu dambeytii sheegay in waxyaabihii laga wada hadlay ay sidoo kale ku jireen in qaladaadkii hore ee dhacay si wada jir ah loo saxo waana la wada aqbalay ayuu sheegay.

”
“

Madaweyne Shariif wuxuu hadda haystaa fursad uu ku saxo khaladaadkii kuwii ka horeeyey ee wax ku soo xulijiray hab qabyaaladeed.

”
“

Kadibna waxaa imanaysa in qaladka jira la saxo oo wax la isla meeldhigo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan