1
.dh neg.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Kooxda martigelinta lahayd ayaa muujisay qaddar horumar ah oo ay ugu sii negaan karto kooxha heerka koowaad ee sannadkan.
ββ
Wasiirrada weli xilalkoodii hore sii haya, ayaan la ogayn in ay ku sii negaan doonaan kuraasta iyo in isbeddelku sii socon doono.
ββ
Shariif iyo xertiisu ku sii negaan doonaan madaxtooyada maadaama ay kooxaha mucaaridka siiba alshabaab ay hadda awooddeeda u soo dhaqaajisay dhinaca muqdisho.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
N Β· NE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
