U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nibiri

Magac Lab
Xaraf NSubg NI6 xar
La Mid AhneberiMagac Lab
1

Nafley naasleyda ka mid ah oo waxa badda ku nool ugu weyn.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxayna ku soo aaddey nebi Yoonis oo dabadeed wuxuu isku tuurey baddii, isla markiiba waxaa liqey nibiri, nibirigiina ma cunin Eebbe dartiis.

”
“

Wuxuu dareemayaa sidii qof badweyn mugdi ah af nibiri lagu tuuray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nibiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan