U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ogeysiin

Magac Fal
Xaraf OSubg OG8 xar
1

.dh ogeysii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaas buu ifka ka jiciirtay, iyada oo aan nala ogeysiin, kansho lagu sagootiyana aan nala siin!

”
“

Midda kale ee iyana cadhada Masaarida cirka ku shareertay waxa weeye, iyadoo aan goob-joog ka ahayn shirka dhexdhexaadinta ee Nayroobi, Xukuumadda Suudaan ee talada haysaana aanay waxba ogeysiin arrinta, tallo-na aanay kala yeelanin.

”
“

Sidoo kale wasiirku wuxuu sheegay in siminaarkaas aan la ogeysiin dowlada, sidaa daraadeedna ay kansaleen, isagoo xusay in dowladu ay digtooni qabtay tan iyo markii uu dhacay qaraxii Shamow ee lagu dilay sadexda wasiir.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ogeysiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan