U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kansho

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Waqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kansho umaannaan helin in aannu samaynno isbarbardhig buugaagta dambe iyo labadaas ka horreeyay, waana arrin u furan dadweynaha in la sii derso.

”
“

Markaas buu ifka ka jiciirtay, iyada oo aan nala ogeysiin, kansho lagu sagootiyana aan nala siin!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kansho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan