U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oollin

Magac Lab
Xaraf OSubg OO6 xar
1

Meel muddo badan la degganaa; yaallin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyaga waxaa u muuqatay, xabsiga in ayan nolol oollin oo mar-kasta ay dhimanayaan haddii ay sii joogaan xabsiga, dabadeedna meydkooda badda lagu daadinayo.

”
“

Baqdin korodhka kalcabsoodka mira ‘ oollin kala fiigga Kala qoqobka ummaddoo inay ‘ kulanto loo diiday Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?

”
“

Cali Cadde, wuxuu sheeagay in Isbitaalka Madiina maalmahaan dambe la soo gaarsiinayo dhaawacyo aad u fara badan, isagoo sheegay in isbitaalka aysan oollin xilligaan dawo ku filan dadka dhaawac ahaanta loo soo gaarsiinayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oollin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD