Tusaale Dheeraad ah3
β
Hawshan waxaa qeyb ka ah kormeer lagu sameeyo jaamacaddaha iyo kulliyaddu xaq u lahaanshaha imtixaan qaadis.
ββ
"Intii uu maamulku jiray waxaa la qaaday 12-Isbaaro oo gaadiidka lacago looga qaadi jiray, iyadoo la xareeyay askartii joogtay halkaas, iyadoo howlo isbaaro qaadis ay weli socdaan" ayuu yiri Dhagaxtuur oo ka warbixinayay waxqabadka maamulka uu horkacayo.
ββ
Madaxweynaha ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii hore ee Xoogga dalka Saalax Liif, iyadoo wareegtada magacaabistan uu saxaafadda u aqriyay Afhayeenka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuubsireed).
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
