U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabri

Magac Lab
Naxwe-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal.

2

Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kismaayo: 91-qabri oo lagu burburiyay Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta burburiyay ku dhawaad 91-qabri oo ku yaalay xaafada isku-filan, kuwaasoo ay ku aasnaayeen sida maamulku sheegay dad isugu jira Hindi iyo Shiico.

”
“

J/hoose: Qubuuro la burburiyay Ururka Al-shabaab oo ka mid ah mas'uuliyiinta Kismaayo ayaa burburiyay in ka badan 12-qabri oo ku yaalay deegaanka Kamsuuma ee Gobolkaas.

”
“

Dadweyne badan ayaa qayb ka qaatay burburinta qabriyada, iyadoo kuwo kale ay caro ka muujiyeen falkan, waxaana bishii hore lagu burburiyay xaafada Iskufilan ee degmada Kismaayo 100-qabri, kuwaasoo la sheegay inay ku aasnaayeen dad aaminsanaa Shiicada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan