U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caro1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA4 xar
1

Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boqore"waxaa dhacday wax aan la'arag oo aan la maqal Xildhibanadii hadii lagala baxay Hoteeladii ay degnaayeen waxa ay ku ala yaaceen Nayroobi"ayuu si Caro leh u yiri Mr.

”
“

Khayraaadka: Khayraadka dabiiciga ah ee dalka Jamaica waxa kamid ah macaadiinta: bauxite, gypsum iyo caro macdan leh.

”
“

Gudoomiyaha ayaa xubno cusub u magacaabay gudigaas kuwaas gudoomiye iyo ku xigeen waxaana arintani markale caro ku abuurtay xilibaano tiro badan kuwaas oo ku eedeeyay madaxa golaha in uu jabiyey mar kale xeer hoosaadkii u yaaley Barlamanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan