U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qad1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA3 xar
1

Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bohuko ayaa tilmaamay in ciidamadoodu ay joogaan xarumo lagu yaqaano oo ah qad cagaaran,laakin ay is difaaci doonaan amaba ay dagaalami doonaan hadii lasoow weeraro sida uu hadalka udhigay.

”
“

CONDEMN waxay ka timid QAD DAMMAH oo micnaheedu yahay waa cambaareeyey.

”
“

Dad iyo dowladdo badan ayaa Isbahaysiga ku tilmaamay kab-kab aan wax ka soo qad lahayn kana baxay doorka siyaasadda Soomaaliya, go’doonna ku ah Casmara.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan