Tusaale Dheeraad ah3
“
Qalfoof waa lafaha bini aadanka ama xayawaanaadka. qalfoofta bini'aadanka waxee ka koobanyihiin 200 oo lafo. lafaha ugu culus bini'aadanka waa kuwa lugaha ku yaalo.
”“
Sida inoo muuqata halkaa waxaa laga doonayaa bulsho aan maankeeda iyo dareenkeeda midkoodna shaqayn oo iska tuban oo qalfoof ah.
”“
Waxaan noqday qalfoof.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-fyo, m.dh
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
