U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maankeeda

(beddelid.2)
Xaraf MSubg MA9 xar
1

. Qof sakhraamin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sida inoo muuqata halkaa waxaa laga doonayaa bulsho aan maankeeda iyo dareenkeeda midkoodna shaqayn oo iska tuban oo qalfoof ah.

”
“

Dhacdooyinka horteeda maraya ee indhaheedu arkayaan waxa ka badan inta maskaxdeeda iyo maankeeda maraya ee sida hillaaca u dhaafaya.

”
“

Geed bay hoos fadhiisatay oo waxa mar walba maankeeda ku soo dhacayey odhaahihii kululaa gartana ahaa ee hooyadeed ka soo yeedhayey; dhirbaaxadii ayey xasuusatay, ‘bow’dii dhacday ayey dhabanka is qabatay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

(beddelid.2) (beddelid.2)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maankeeda - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan