U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qareen2

Fal Magu (1)
Naxwe-eemay, -eentay; -eemi
Xaraf QSubg QA6 xar
1

U q.: gar yaqaan cid u doodid.

2

U q.: cid u danaanin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, kiiskaa oo soconayay laga bilaabo 1999 – 2002, welina soconaya, Agoontaa wuxuu geliyay saddex qareen, waxaana kharash kaga baxay xaq-darro ah $6,000.

”
“

Eedeysanuhu wuxuu xaq u leeyahey in loo qabto qareen difaaca.

”
“

Qareen u hadlay shirkadda iska leh markabka ayaa ku waramay in la bixiyay madaxfurasho si loo soo daayo markabkaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-eemay, -eentay; -eemi

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qareen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan