Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
Laba habeen haddii ay qadoodi iyo qarracan ku ag seexatay, habeenkii saddexaad ayay isku af-rogtay aaladda ragga lagu legdo (Cadar), iyada oo dareenkiisa kicinaysa, adaase sheegaya!
Warka Axmed waxa uu gaarey degmada oo dhan, waxa uuna naxdin iyo qarracan ku noqday dhammaan intii wanaaggiisa dooneysay sida waalidkiis, asxaabtiisii iyo macallimiintiisa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag