U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaybi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax dhawr qaybood ka dhigid.

2

Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xukumadan wadaaga ayaa ku timid awood qaybi dhexmarey xisbiga Mr.

”
“

Ali sheegay in labo loo kala qaybshey oo qaybi ay ku harayso Garowe si ay bukaanka badan ee degmooyinka iyo Gobalada kale uga yimid u caawiyaan halka inta kalena tagayaan.

”
“

Waxayna ku dhisan tahay dhaqankii hore ee qaybi oo xukun.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaybi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan